Qaandhaw
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld qaandhebid, qandhow 1. Bixinta qaan laysku lahaa layska baxsho. 2. Kabarray.
Qaandhaw
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dhebay, -dhawtay; -dhebi)U q.: qaan laysku lahaa bixin. ld qaandhow².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaandhaw ↴
qaandhebid | qaandhow | qaandhow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg