qaarri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Mindi, masaar, toorray iwm oo afbeeshay soofayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaarri

qaarrin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaarri. ld qaarris.

qaarris [m.l]
ld qaarrin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg