Haash
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-shash, m.l)1. Sigaar la cabbay inta ugu dambaysa; gumud. 2. ld qaash. gumud, qaash
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haash ↴
haashaar | qaash | bashaash | bashaashad | bashaashnimo | carshaashayn | carshaashee | carshaasho | dhaashad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

