Qabaanqab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ci'iyo socsocod badan oo ay riyuhu sameeyaan marka ay waayaan arigii ay ku jireen. ld qawqab¹.
Qabaanqab
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Jaadadka carsaanyada nooc ka mid ah.
Qabaanqab
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Ri'arigii ay ku jirtay ka luntay ama laga saaray ci'badan iyo dhaqdhaqaaq sameyn. ld qawqab².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabaanqab ↴
qabaanqabid | qawqab | qawqab | qawqabid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg