Qabiix

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. Q. ah: hadal ama fal aad u fool xun. 2. Q. ah: qof xun.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabiix


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg