Qaboobe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Waqtiga hawadu aad u qabowdo meelaha qaarkoodna uu baraf ka dhaco.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaboobe

dhadhaab-shileed-hoose | harqaboobe | meere |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg