Qabqable

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

1. Qof dadka isugu muujiya in uu leeyahay karti dheeraad ah; faataadhugle. 2. Qof firfircoon oo mas'uuliyad aan loo dirin isu xilsaara.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabqable


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg