Qabsin-ood
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Cad yar oo buro ah oo dhuuban, oo doc af ku leh docna ka oodan oo qabsinka madaxiisa ka laallaada; kolon. 2. Xanuun qabsin-oodka qabta. ld qabsin-oodane.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabsin-ood ↴
qabsin-oodan | qabsin-oodan | qabsin-oodane | qabsin-oodmid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg