Qabyaaladee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)Nidaam qabyaaladeed qof kula dhaqmid; qof qabyaalad darteed uga eexasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabyaaladee ↴
qabyaaladayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg