Qaddacan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-cnaa, -cnayd)1. Wax la gooyay ahaansho. 2. Ka q.: wax la'ahaansho; qof saad lagala gooyay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaddacan ↴
qaddacnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg