Qadiin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld qadiim.

Qadiin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Midab-gaddoonka ku dhaca xoolaha jirran; yuduun. 2. Badar muddo yiil oo uumi gaaray.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qadiin

cariiq | qadiim |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg