Qafalmardax
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:1. Qof dabeecad xun leh. 2. Wax aan si wanaagsan u habeysnayn. 3. Arrin iwm oo aan la garan karin waxna laga qaban karin. ld qafalmarjac.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qafalmardax ↴
qafalmarjac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg