Qafilo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-ishay, -ilatay)Albaab, sanduuq iwm qafil ku xirasho. ld qufulo, qunfulo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qafilo ↴
qafilasho | qufulo | qunfulo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg