Qaflad

Qaabnaxa: Magac, Dheddig, Falkaab | Noun, Feminine, Adverb Isrogrogga:

Kedo; lamafilaan.

Qaflad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Xirmidda ciyaar dubnadeed labada dhinac ka xiranto iyada oo dhagax kale aan la gelin karin. ld qaflo¹.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaflad

qaflo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg