Qaflan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay)Wax labada dhinac ka xiran noqosho (ciyaar dubnadeed).
Qaflan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax qaflan lagu sameeyay ahaansho (ciyaar dubnadeed).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaflan ↴
qaflamid | qaflanaan | qaflanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg