Qahar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhibaato lagala kulmo hawl, socod iwm oo la qabto. ld qaxar¹.
Qahar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-hray, -hartay; -hri)Cid dhibaato gaarsiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qahar ↴
qahrid | qaxar | qaxar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg