Qajeel
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lyo, m.l)1. Rajo. 2. Sida badan, marar badan, badanaa. Tus. “Qajeel buu yimaadaa”.
Qajeel
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)Wax rajo ka qabid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qajeel ↴
qajeelid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg