qalalabso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Wax si dhaqso ah u cabbid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalalabso ↴
qalalabsasho [m.f.dh]
eeg qalalabso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg