Qalaw

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Kalagoyska cududda iyo garabka. 2. Xanuun ku dhaca kalagoyska cududda iyo garabka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalaw

qalawille | qalawle | qalawo | qalwo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg