Qalbixumow

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-maaday, -maatay)

Cid wax niyaddu ka xumaatay noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalbixumow


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg