Qalbixun
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-maa, -mayd)1. Cid tiiraanyo hayso ahaansho. 2. Cid aan niyad wanaagsan lahayn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalbixun ↴
qalbixumaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg