Qalcad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, ml.)

Dhismo xoog badan oo dhagax ka samaysan oo waayadii hore cadowga laga geli jiray. ld calqad, qalco.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalcad

akrobalus | calqad | qalco |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg