qalee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)Bariis inta aan biyaha lagu darin dallac ku shiilid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalee ↴
qalayn [m.f.dh]
eeg qalee. ld qalays.
qaleyn [m.f.dh]
eeg qalee. ld qaleys.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg