qalindaaro
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-rtay, -ratay)1. Qalin khad ku darasho. 2. Qof wax ka barasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalindaaro ↴
qalindaarasho [m.f.dh]
eeg qalindaaro.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg