Qallac
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. ld qallaco. Laba qalbac ee qori la kala jeexay oo geela wax diida faruuryaha inta xarig lagula qabto looga xiro, si marka uu xanuunsado uu u oggolaado dhashiisa ama mid kale ama uu u oggolaado. 2. Shiraac doon oo dhuuban oo daqalka korkiisa lagu xiro.
Qallac
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -lici)1. Hal ilmo diidday qallac ku samayn. 2. Shiraaca doonta daqal ku xirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qallac ↴
dhaabalo | qaldhac | qaldhacan | qaldhacnaan | qaldhacnaansho | qallacan | qallacid | qallacnaan | qallacnaansho |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

