Qallad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Raacidda la raaco madhab in muddo ah.
Qallad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Masiibo; belo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qallad ↴
qalladasho | qallado |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg