Qallafi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax, wax adag oo aan jilicsaneyn ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qallafi

qallafid | qallafin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg