qalliban
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bmay, -bantay; -bmi)

Wax la afgembiyay noqosho.

qalliban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)

Wax la afgembiyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalliban

qallibmid [m.f.dh]
eeg qalliban¹.

qallibnaan [m.f.dh]
eeg qalliban². ld qallibnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg