Qalloocan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-cnaa, -cnayd)1. Wax qaab toosnayn oo dhan u janjeera leh ahaansho. 2. Hadal wax aan munaasab ahayn ahaansho. 3. Qof aan dabeecad wanaagsan lahayn ahaansho. ld qalloocsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalloocan ↴
bisturi | booran | cag-qoolaaban | godan | qalloocnaan | qalloocsan | qaloon | seef | sirgaxan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg