Qallooco
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-cday, -catay)1. Wax dhan u janjeersasho. 2. Ka q.: hadal si aan habbooneyn u dhihid. 3. ld qallooc².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qallooco ↴
qalloocasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg