Qalluul

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Qarsashada cid wax ay qaybinaysay wax ka qarsato.

Qalluul

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-uulay, -uushay)

Cid wax ay qaybineysay wax ka qarsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalluul

qalluulid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg