Qaloombi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhawaaq xoog leh oo aan kala joogsi lahayn. ld qaloombiyid.
Qaloombi
Qaabnaxa: Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/-isay)Dhawaaq xoog leh oo aan kala joogsi lahayn sameyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaloombi ↴
qaloombin | qaloombiyid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg