Qalyayaxsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Wax lafo waawayn oo caato ah ahaansho (qof). 2. Lafo is haysta oo hiliibkii ka dhammaaday ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalyayaxsan

qalyayaxsanaan | qalyayaxsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg