Qamaamud

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Isqarinta qof maro, maqaar iwm isku qariyo.

Qamaamud

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Maro, maqaar iwm isku qarin (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qamaamud

qamaamudan | qamaamudid | qamaamudnaan | qamaamudnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg