qammaadid
(m.f.dh)

eeg qammaad². ld qammaad¹ (4).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qammaadid

qammaad [m.l]
1. Baajinta ama ka wareegidda wax sameyntooda. 2. Miyir doorsoomidda lala miyirdoorsoomo harraad, gaajo iyo daal badan. 3. Leexashada meelhalis ah laga leexdo. 4. ld qammaadid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg