Qammaamuur

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Ragga intiisa qiimaha iyo qaddarinta ku leh bulshada dhexdeeda. ld qammaamiir.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qammaamuur

qammaamiir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg