Qanabee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-beeyay, -beysay)

Awr qooqan isaga oo madaxa laalaadinaya, daamankana isla dhacaya ordid. ld gamlee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qanabee

qanabeyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg