Qandac
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:Q. ah: wax kuleylkoodu yar yahay.
Qandac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -dici)Wax in yar kululaaday noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qandac ↴
kabbaqable | qandacsan | qandacsanaan | qandacsanaansho | qandacsasho | qandacsi | qandacso | qandicid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg