Qandal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Geed dhirta dhaadheer ka mid ah oo bixiya laamo toostoosan oo lagu dhisto guryaha, lehna asal hargaha lagu magdiyo. 2. Qabal maqaar ka samaysan oo gaboobay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qandal


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg