Qandiir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Wax kulkoodu yaryahay.

Qandiir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax in yar kululaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qandiir

qandiiri | qandiirid | qandiirin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg