Qaniimeyso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

Hanti gaalo ka qabsasho, kaddib markii dagaal lagu jebiyay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaniimeyso

qaniimeysasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg