Qaniinsii

Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

1. Nafley afka wax u gelin si uu u qaniino. 2. Cid isku dirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaniinsii

qaniinsiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg