Qanjidh-dhidid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dho ..., m.l)

(c.nafl.) Qanjidh dhuuban oo leexleexsan oo ku yaalla dubka. Waxa uu soo daayaa dhidid. Tirada qanjidh dhididku waa ay ku kala duwantahay xayawaanka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qanjidh-dhidid


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg