Qanjidh-kelyood

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dho ..., m.l)

(c.nafl.) Lammaane ka mid ah qanjidhada marinka la'oo laga helo kelyaha dushooda. Qaybta gudaha ee qanjidh kelyoodyada oo loo yaqaanno 'medula'ayaa waxay dhiijisaa horomoonada kala ah adirinaliin iyo noradirnoliin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qanjidh-kelyood


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg