Qanjir-bituwitary
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(c.nafl.) Qanjir dhiiqa ugu muhiimsan: qanjir yar oo ku yaal “hypothalamus-ka” hoostiisa wuxuuna ku jira god laf ka dhex qodan lafta madaxa salkeeda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qanjir-bituwitary ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg