Qanjir-liinfeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(c.nafl.) Qanjirro yaryar oo kuuskuusan oo ku yaal xarumo kala duwan oo ka mid ah waddada xididdada liinfada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qanjir-liinfeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg