qaraaxadee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-deeyay, -daysay)Cod furan oo aan xabeeb lahayn ku hadlid ama ku heesid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaraaxadee ↴
qaraaxadayn [m.f.dh]
eeg qaraaxadee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg