qarabbaxso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Cashar qur'aan oo aan weli la gaarin sii barasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarabbaxso ↴
qarabbaxsasho [m.f.dh]
eeg qarabbaxso. ld qarabbaxsad, qarabbaxsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg