Qarafso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

1. Wax lagu noolaado sida miro iwm duur ka raadsasho. 2. Socosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarafso

qarafsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg