Qaranqaaro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Malaxda iyo dhiigga ku guntama meel nabar ku dhacay. 2. Cayayaan yar, duula, dhurdaha u eg kase weyn oo sameeya malab.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaranqaaro


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg